Wararkii ugu dambeeyey wiil Bajaajle ah caawa lagu toogtay Muqdisho

Mid ka mid ah dhalinyarada ku shaqeysta Mooto bajaajka ayaa caawaxiligii salaada maqrib lagu dilay agagaarka xaruntii Ex-kuliyadii Jaalle Siyaad ee magaalada Muqdisho. Sida ay sheegayaan dad goob joogayaal ah dilka ninkan ayaa waxaa geystay askari ka tirsan ciidamada dowlada oo ka mid ahaa ciidamo ku sugnaa bar control oo hallaas ku taalla. Wararka ayaa … Continue reading Wararkii ugu dambeeyey wiil Bajaajle ah caawa lagu toogtay Muqdisho